|
Wednesday, 13 January 2010 |
Somalia talo faro uguma jirto, waxaa lala dagaalamaya oo la dilaya astaamihii midnimada oo diintu ugu horreysay, waxaa la gowracaya qofkii gala meeshii lagu badbaadi jirey.
waxaa lala dagaalamayaa oo lacag faro badan lagu bixinayaa in dadka astaamaha midnimo leh oo diinta iyo wadaniyadu ugu horreyaan la khaarijiyo, haddii lagu guulaystana taas, Somali waxba isuma noqon doonto mar haddii la waayo xarigii isku xirayey. |
|
Wednesday, 13 January 2010 |
Xaaladda Somalia waxay ka degeysaa meel adag, waxayna soo martay marxalado adag muddadii 20ka sano ahayd ee burburka.ma burburin Dowladnimadii Somalia oo keliya ee waxa burburay shakhsiyadii qofka Somaliga ah iyo sharaftiisii, midnimadiisii, dhaqaalihiisi, aqoontiisi iyo jiritaankiisiba. |
|
Wednesday, 13 January 2010 |
Tadamun Social Society (TASS)waa urur wadani ah.oo ka shaqeeya arrimaha bulshada oo ugu horreeyso Tacliinta, Caafimaadka, Gar gaarka deg dega ah, iyo caawinada dadka tabaalaysan.
Tadamun.waxaa la aasaa’say bilowgii 1992, waxaana loo aasaa’say in ay wax ka qabato dhibaatooyinka ka jira dalka, oo aasaasayaasheedu waxay dareemeen muhimada ay leedahay in la abuuro urur sama fal oo wax ka geysta caawinta bulshada Somaaliyeed ee ka dhashay dagaaladii sokeeye.horaadkii 1991, ka dib markey burburtey Dowladdii dhaxe ee Somaliya, dhinacyada ay wax ka qabato waa sidatan. |
|
Wednesday, 06 January 2010 |
QAABKA WAX LOOGU IIBSADO SAHAL
§ Garaac *888#, Geli Furaha (PIN).
§ Garaac 4 (Ku iibso).§ Geli Aqoonsiga Ganacsadaha (tusaale: 400001).§ Geli lacagta aad bixinayso, oo hubi. |
|
Wednesday, 06 January 2010 |
Shirkadda isgaarsiinta Telcom Puntland waxay ka qayb qaadatey adeegyo bulshadda Puntland asaasi u ah, waxaana ka mid ah: 1. ka qayb qaadashadda kor u qaadista tayada waxbarashadda oo Dugsiyo fara badan kala qayb qaadatey xafladdo qalin jebin halkaas oy shirkaddu bixisay abaalmarinihii ardaydii kaalimaha hore gashay iyo kuwii qalin jebiyay intaba.
|
|
|
Wednesday, 06 January 2010 |
Waalid weliba waxaa uu jecel yahay in ilmihiisu noqdo mid aad ugu fiican tacliinta.
Mar kasta oo ilmuhu guul ka gaaro waxbarashadana waxaa uu waalidku dareemaa farxad aan lasoo koobi karin. Jidka dheer ee loo maro tacliintu waa mid u baahan dadaal iyo dulqaad badan. Waa mid u baahan iskaashi dhexmara waalidka iyo ilmihiisa, |
|
|
Wednesday, 06 January 2010 |
Shacabka Somaliyeed oo leh astaamaha midnimada (Af, Diin, Dhaqan, Midab, Dal) waxaa sugaysa, haddii aan alle faraj kale furin, shirkii Berliin oo kale 1884 oo lagu qaybsaday, markii lagu qabtay Yurub. hadda waxaa lagu diyaarinaya Africa, waqtiga la qabanayana, dalalka daneynaya weli lama xadidin, mar haddii aanay dhameystirmin ajendihii la hor geyn lahaa . |
|
|
Thursday, 24 December 2009 |
PUNTLAND GOVERNMENT OF SOMALIA I. General Information Title of Position: Senior Coordinator, Ministry of Interior and Local Government Type of Contract: ConsultantDuration of the assignment: 12 monthsDuty station: Garowe, Puntland |
|
|
Thursday, 24 December 2009 |
Tel: 00252-4-500005 Bossaso – Somalia Fax:00252-4-500001 FURAYAALKA DIBADDALAGAGA SOO WACOTELCOM PUNTLANDMOBILE: 252-66 IYO LIXDA NUMBER |
|
|
|