|
Sunday, 20 June 2010 |
 Bashiir Ahmed cali qandala, Mohamed Khaliifa Barre, Xaawo qandala, Abshiro Cabdulaahi Khaalid, Axmed nuur C/lahi khaalid, Cali Yusuf Faragaab, Ayaan Ciise Xuseen, Fahima Maxamuud Maxamed Aaden, Abshiro Qoofale, Maxamed Nuur Balac, Muuse Cali dhaban, Xarbi Xayir, Fardowso Cabdirashiid maxamed, Xamdi Xasan Xiniin, Fowsi Maxamuud Aadan, C/raxmaan Ibraahim Tarabi, |
|
Monday, 07 December 2009 |

Baarakalaahu Fiik, Wa Baaraka Calaykumaa wajamaca Baynakumaa Fii kheyr, Abshir siicid x.aadan, Xasan mire cismaan, Siciid mire x.cismaan, Muuse x.cismaan, Faarax x.cismaan, C/salaan jactad(casaawe) Yaasiin xaji cisman, C/ladiif shire x.cismaan, c/khaaliq shire x.cisman, maxamed shire x.cismaan, c/wahaab shire x.cismaan, C/waduud shire cismaan, C/laahi xasan x.cismaan, C/casiis xasan x.cisman Maxamud Daahir siciid , Maxmed Daahir Siciid, Axmad xasan mire , C/sataar C/laahi jaamac , Maxamed siciid mire, Siciid buux nuur, Siciid axmed xaaji aadan, C/xakiin cali maxmuud(gooni), Ayaanle faarax xirsi, Cumar maxamud ciise(cabqari), C/risaaq Xasan (sandheere), Maxamed Khaliif Barre, C/xakiin x. ciise(gurbaale),C/qaadir c/wali maxamed, C/shakuur Faraax xasan(juwa), eng: c/qaadir ciise (canjeelo), Yuusuf khaalid aw muuse, Caamir ismaaciil maxmed, ibraahim C/laahi khaalid, C/maalik axmed xaaji nuur, Caadil Ismaaciil Maxamed, Cabaas ismaaciil Caraale ,Äxmed C/laahi Khaalid, Maxamed faarax Mire, Siciid faarax aw muuse, C/risaaq muuse cabdi , C/rixmaan Maxamed Ciise ,Cali c/laahi siciid(baashi), Maxamed Aadan Siciid,maxamuud salaad axmaed, c/ladiif xuseen( baruudi)), C/salaan muuse (mataan), Maxamed muuse ,Maxmuud jaamac, Cali maxamed c/casiis, C/raxmaan jaamac bare, Cabdi C/laahi Yusuf, Cismaan C/rashiid aloore, Maxamed cali xuseen(xidig), Xasan same saalax, Siciid Qaasim, C/fataax C/wali maxmed, Xamse Muuse, C/xakiin jaamac yuusuf, C/xakiin maxmed ibraahim, Mustafa c/risaaq cilmi,Hooyo Xaliimo c/rixmaan, Sacdiya Shire x.cismaan, Faadumo shire x.cismaan, Abshiro shire x.cismaan, Muxubo x. cismaan caraale, jawaahir x.cismaan, nadiifo x.cismaan, Maryan x.cismaan, Faadumo shire x.cismaan, shamis axmed kooshin, sali mire x.cisman, Caasho maxamed guray, Faadumo sh ciise faarax, , Khadro Cismaan X Mirre,Ayaan Cismaan X.mirre , Faadumo Cismaan, Sacdia Ahmed X. Nuur, Fowzia Cumar Salaad, Fowsia Bashiir Cade, Dhamaan Dadkaasi waxay Tahniyad Kal iyo laab ah u Dirayaan Cariiska C/rixmaan Shire Cismaan (gaala, eri) iyo Caruusada Layla Xasan Odawaa oo Meherkoodu ka dhacay Dalka Sweden magaalada kirstandstad, Taariikhdu markey ahayd 04/11/2009,waxayna Dadkaasi Leeyihiin, Noqdo Labadii isku Dega Rabbina uu kala Siiyo Awlaad kheyr qaba,Dire :- (C-sataar) |
|
Tuesday, 25 August 2009 |

Duuliye Sare Khaliif Ciise Mudan iyo Xaaskiisa, Prof. Khaliif Maxamed Barre iyo Xaaskiisa, Dr. Muuse Cali Jaamac iyo xaaskiisa, G/Sare Maxamed Siciid Jaqanaf iyo xaaskiisa, Sh. C/weli Maxamed Cali iyo xaaskiisa, Cumar Khaliif Ciise Mudan iyo Xaaskiisa, Aabbe C/khaaliq Shire Cusmaan, iyo Hooyo Ubax Yuusuf Caalin, C/xakiim Yuusuf Caalin iyo Xaaskiisa, Xasan Mire Cusmaan iyo Xaaskiisa, C/Casiis Xasan Cusmaan iyo xaaskiisa, Siciid Mire Cusmaan iyo xaaskiisa, Adeer Maxamed Shire Cusmaan iyo Xaaskiisa, Ayeeyo dhiimo Xasan Carab, ayeeyo Caasha Maxamed Aw- Yuusuf, Xaliimo Yuusuf Caalin iyo Odaygeeda, Sahra Siciid Jaqanaf, Kowsar Maxamed Cali iyo caruurteeda, Ashwaaq Axmed Siciid, Nadiifo Xassan Barre, Maryan Siciid Cabdi, iyo Maryan Shariif Faarax Ciise iyo Carruurteeda. Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Cismaan Axmed Siciid Jaqanaf iyo Samiira C/Khaaliq Shire Cusmaan oo isku mehersaday Hotel Panorama ee Magaalada Bosaso 16kii Augost 2009, waxayna ilaahay uga baryayaan inuu aqalgalkoodu ku xigo, oo noqdaan kuwii ubad kheyr qaba kala hela
Amiin Amiin Amiin
|
|