Home
Qodobada Wargeyska
News
Ra'yiga Dadweynaha
Job Vacancies
Sports
Suugaan
Casharo Diini ah
Tahniyado
Search
Contact Us
Tacsi
 
Tahniyado
Telcom Puntland Building PDF Print E-mail
Sunday, 28 December 2008

Image

 

Telcom Puntland Building                                                                       Tel:500069

Bossaso Puntland                                                                                       Fax: 500001 

Your browser may not support display of this image. 
 

MARKETING DEPARTMENT                         Date:13/12/2008

Your browser may not support display of this image. 
 
 
 
 

Ogaysiis  
 

Shirkadda Telcom puntland waxay ogaysiinaysaa macaamiisheeda sharafta leh ee isticmaala adeega landline: 

  1. Kiradii bilaha ahayd ee line ka la bilaabay ayna ka bilaamayso January,2009.
  2. Kirada bilkasta waa 50,000 Shillings .
  3. Macaamiisha rabta hada in line cusub loo xiro waxa laga qaadayaa laba bilood kiradood oo horumaris ah 100, 000 Shillings.
  4. Line gelintu waa lacag la’aan.
 
 

Waxaan kaloo ugu bishaaraynaynaa macaamiisha land line shirkadda Telcom Puntland in ay macaamiishu isku wici karaan lacag la’aan goboladda Puntland oo dhan ,  

Fiira gaara :Ogaysiiskaan  waxa uu khuseeyaa dhamaan gobolada Puntland oo dhan . 
 

Wixii faah faahin ah oo intaasi dheer fadlan la xiriir qaybta adeega macaamiisha  Tell # 143

Mahad sanidin  

Marketing Department

Telcom Puntland Building                   Tel: 500034

Bossaso Puntland                          Fax: 500001

                            MARKETING DEPARTMENT                        

Shirkadda Telcom Puntland Waxay ugu bishaaraynaysaa macaamiisheeda Sharafta leh Adeegyo ka haqabtiraya baahidooda 

Adeegyada shirkadda Telcom Puntland ay kuu hayso waxaa ka mid ah

1.CDMA

CDMA Internet Services  waa Internet Services Speadkiisu aad u sareeyo oo aan  kaa tegi hayn, waxaa kale oo adeegaan u isticmaali  kartaa in aad wax ka wacdo lagaana soo waco

2.Landlne                                                                                                       

Shirkadda Telcom waxay kaloo macaamiisheeda u sahashay adeega landline-ka oo aad geshankartid xafiiskaaga gurigaaga iyo goobkasta oo aad u baahantahay ,shirkaddu wax lacag ah kaa qaadi mayso gelinta Landline-ka  waxaa kaloo shirkaddu ku sahashay in aad ku wacdo Goboladda puntland oo dhan lacag la’aan 

4.GSM Mobile Services:

waa adeeg casri ah oo ku sahlaya meelkastoo aad joogto in aad isticmaasho  marna aysan kaa tegi hayn ateenadda shirkaddu waxay ku soo kordhisay adeegaan feautures fara badan sida

n       Call convergence

n       Call waiting

n       Call Forwarding

n       Family and friend package

n       Adeega Kaarka dhalaanka

n       Security Number

n       Missed Call Notification

n       Additional benefits

Telcom Puntland Waxay kaloo macaamiisheeda u samaysay qiimo dhimis , Qiimaha Gudaha puntland macaamiishu waxay isku wici karaan 0.01 cents/Min laga bilaabo 6:00 am to 6:00 pm .Wixii ka danbeeya  6:00 pm to 6:00 am macaamiishu waxay isku wici karaan lacag la’aan .sidoo kale qiimaha Gobolada kale, waxay macaamiishayadu isku wici karaan 0.05 cents/ min, Jumcaha waa Free
 
Fadlan wixii Intaas Dheer kala Xiriir qaybta adeega macaamiisha Tell # 143

Telcom Puntland Building                                                                       Tel:500034

Bossaso Puntland                                                                                     Fax:500001

MARKETING DEPARTMENT

Shirkadda Telcom Punland oo ku soo kordhisay adeega GSM-ka (Mobile-ka) Features Casri ah

Family and Friend Package ( Dii waan gelin Numberada Ehalkaaga)

Call Conversance

Waa adeeg ku sahlaya in aad hal mar la hadli karto in ka badan 10 qof 

OGAANSHAHA NUMBERADII KU SOO GARAACAY (CALL NOTIFICATION)

Waa adeeg ku sahlaya in aad ogaan kartid numberadii ku soo garaacay intii mobile kaagu xirnaa ama dabku ka dhacsanaa (missed Call Notification)  si aad adeegaan u dalbatid fadlan qaraac 144

Balance sharing ( lacag waaag)

Waa adeeg ku sahalaya in asxaabtaadu ay kula wadaagto lacagta accounka kuugu jirta adiga u qoondeenaya hadba inta aad doonto

additional benefit

Hadii Aad ku shubato $1 waxaad Helaysaa 0.20 cent oo dheeri ah.

Hadii Aaad ku Shubato$2 waxaad Helaysaa 0.40 cent oo dheeri ah

Hadii Aad ku shubato $5 waxaad helaysaa $1 oo dheeri ah

Hadii aad ku shubato $10 waxaad helaysaa $2 oo dheeri ah

QAABKA LACAG KU SHUBASHADA

Marka aad doonaysid inaad ku shubato mobile kaaga lacag fadlan garaac 222 dabadeed raac tilmaamahan. Ama ku shubasho si fudud (*141*pin Num #ok)

OGAASHAHA HARAAGAAGA

Hadii aad doonayso inaad ogaato haraagaaga fadlan Riix (*142*# Ok). Sidoo kale Riix 221 dabadeed dhagayso tilmaamaha

QAABKA XAWILASHADA  call Forwarding

Marka aad doonayso in aad mobile kaaga meel kale ku xawilato fadlan Riix (*21*66xxxxxx#), sidoo kale waxaad xawilaada kaga bixi kartaa (#21#)

Adeegga dheeraadka ah SMS, VOICE MAIL

Waxaa si fududud u diri kartaa laguuguna diri karaa fariimaha Massage setting Number 2522660111

Marketing Department: Wixii talo iyo tusaleeyn ah nagala soo xiriir ciwanadan hoose:

Tel: + 143 Fax: + 252- 4-500001 | E-mail:  This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

 
< Prev   Next >
Free counter and web stats