|
Buradd baddeeda Xeebaha Soomaaliya oo Sii xoogaysanaysa: |
|
|
|
|
Friday, 27 February 2009 |
Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambaysay ku caanbaxday falalka burcadd badeednimadda!taasoo soomaliya ka dhigtay goobkhatar ah isla markaana caalamka oo idil ka weecdeen badda soomaaliya iyadoo burcaddu aanay ku ekaanayn biyaha soomaaliya balse waxay wax ka soo afduubtaan 'Gacanka' ama'International Water' taaso cabsi iyo walwal wayn ku abuurtay Gaadiid badeedka isaga Gooshaya Biyaha Caalamiga ah iyadoo lagu Qiyaasayo inay Qabsadeen burcadda hubaysan ee soomaaliyeed in ka baddan 100 markab ama Gaadiid baddeed taasoo uu ka mid yahay markabka 'BLUE,STAR'kaasoo ay dushiisa saaranyihiin ku dhawaad 20shaqaale ah.Toddobaadkii lasoo dhaafay ayay ahayd markii kooxo burcad badeed soomaali ah ay sii daayeen markabkii laga lahaa Dalka ,Ukraine, kasoo hub u siday dawladda Kenya isla markaana la qafaashay sanaddkii 2008 dabayaaqadiisi iyadoo burcaddu qaadatay lacag madax furasho oo gaaraysa 3.2'million' dollar tasoo ah lacagtii labaad ee ugu badnayd ee abid Burcadd!badeed qaatan bishii January dhexdeeda ayay ahayd markii kooxo burcadda badeed soomaali ah ay sii daayeen markabkii saliida ee laga lahaa dalka Saudi,Arabia kasoo burcaddi saarnayd qaateen lacagtii ugu badnayd ee abid burcadd abadeed soomaali ah qaataan lacagtaasoo gaaraysay 4million oo dollar walaw Aaanay Calfan!.Tiro ka dhawr jeer ayaa Dawladdaha ilaaliya badda soomaaliya usoo gacangaliyeen maamul goboledka puntland kooxo burcadd badeed ah oo la fashiliyay weeararo ay damacsanayeen iyadoo lagu hayo xabsiyo ku yaal maamul goboleedka puntland balse waxaa jira burcadd soomaaliyeed kuwaaso lagu hayo dalal kale oo ay qabteen maraakibta shisheeye lana sheegay in la maxkamadayn doono. Horay ayaa dawladda maraykanku u sheegtay inay dal kula heshiisay maxkamadaynta kooxaha burcadd baddeeda soomaalidda ah.Damaca!Burcadd badeedda!.Marka laysku soo xooriyo fikiradda burcadd baddeda soomaalida ah waa mid issugu so biyo shubanaysa (daafacaad,sugidda amniga badda) iyagoo ku andacoonaya inay ilaashanayaan maraakiibta jiriifka iyo kuwa sunta ku daadinaya baddaha soomaaliyed waxayna caddaynayaan inay falalka burcadda ay tahay mid ay ku doonayaan inay ilaashadaan badda soomaaliya maadama dalka soomaliya aanay wax dawladd ah ka jirrin oo ilaalisa badda soomaaliya waxayna sheegeen inay falalka burcadnimadda sii wadayaan ilaa dawladd laga helayo dalka soomaaliya.Afhayeen u hadlay burcadd baddeda soomalida(Booyaax)oo saxaafadda u waramayay waxaa uu xaqiijiyay inay joojinayaan falalka burcadd badeednimadda! Ayna isku raaceen shufta baddedu meelkasta ha joogaan.Himiladda maraakiibta badda soomaaliya jooga!.Qaar ka tirsan aqoonyahamadda aduunka iyo dadka ku xeeldheer siyaasadda baddaha soomaaliya ayaa walacwayn ka muujinaya maraakiibta shisheeye ee ku sugan biyaha soomaaliya: 1.wixii ka dambeeyay 1991 burburkii dalka soomaaliya waxaa somaliya laga cabanayay sun! lagu daadiyo badda balse sida haatan soo ifbaxday wali walaac aya laga muujinayaa iyadoo la tixracayo maraakiibta shisheeye ee ku sugan soomaaliya inay sunta'Nuclearka' ku shubi karaan baddaha soomaaliya iyadoo kaluumaysato soomaaliyeed muujiyeen in kaluunkii iyo Aaragoosatadii badda soomaliya ay yaraadeen taasoo ay u aanaynayaan shakiga laga qabo sunta lagu daadiyo baddaha soomaaliya.Intii markiibta loo soo diray soomaaliya waxaa dooni laga leeyahay dalka yaman taasoo ah nooca kalluunka lagu duqeeyay meel u dhaw xeebaha dalka yaman waxana duqeeyay 'Hellicobtar' laga leeyahay ruushka oo kasoo kacday badda taasina waxay ku dhici kartaa kalluumaysatadda soomaalida ah.Cabdirashid maxamed daahir(Haykal)Qardho,karkaar
|