Home
Qodobada Wargeyska
News
Ra'yiga Dadweynaha
Job Vacancies
Sports
Suugaan
Casharo Diini ah
Tahniyado
Search
Contact Us
Tacsi
 
Tahniyado
Hambalyo Nikaax PDF Print E-mail
Tuesday, 25 August 2009

Image

 

 Duuliye Sare Khaliif Ciise Mudan iyo Xaaskiisa, Prof. Khaliif Maxamed Barre iyo Xaaskiisa, Dr. Muuse Cali Jaamac iyo xaaskiisa, G/Sare Maxamed Siciid Jaqanaf iyo xaaskiisa,                 Sh. C/weli Maxamed Cali iyo xaaskiisa, Cumar Khaliif Ciise Mudan iyo Xaaskiisa, Aabbe C/khaaliq Shire Cusmaan, iyo Hooyo Ubax Yuusuf Caalin, C/xakiim Yuusuf Caalin iyo Xaaskiisa, Xasan Mire Cusmaan iyo Xaaskiisa, C/Casiis Xasan Cusmaan iyo xaaskiisa, Siciid Mire Cusmaan iyo xaaskiisa, Adeer Maxamed Shire Cusmaan iyo Xaaskiisa, Ayeeyo dhiimo Xasan Carab, ayeeyo Caasha Maxamed Aw- Yuusuf, Xaliimo Yuusuf Caalin iyo Odaygeeda, Sahra Siciid Jaqanaf, Kowsar Maxamed Cali iyo caruurteeda, Ashwaaq Axmed Siciid, Nadiifo Xassan Barre, Maryan Siciid Cabdi, iyo Maryan Shariif Faarax Ciise iyo Carruurteeda.

 

Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Cismaan Axmed Siciid Jaqanaf iyo Samiira C/Khaaliq Shire Cusmaan oo isku mehersaday Hotel Panorama ee Magaalada Bosaso 16kii Augost 2009, waxayna ilaahay uga baryayaan inuu aqalgalkoodu ku xigo, oo noqdaan kuwii ubad kheyr qaba kala hela


 

                                    Amiin Amiin Amiin

 
< Prev   Next >
Free counter and web stats