|
Dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn MSF oo soo saaray liiska dalalka ugu xasaradaha badan adduunka |
|
|
|
|
Thursday, 24 December 2009 |
Warbixin ay soo saartay dhaqaatiirta caalamiga ee aan xuduuda lahayn MSF ayaa waxa ay soo saareen liiska dalalka ugu xasaradaha badan adduunka ee sanadka 2009 iyadoo dalka Somalia liiskaasi ay ka tahay dalka sadexaad
sandkiiba mar ayey soo saaraan liiskan
1.Jamhuuriyadda Dimuqraadiyada Congo oo la sheegay in bariga dalkaasi ay ka jiraan tacadiyo loo geysto dadka rayadka ah.2.Dalka Afgaanistan oo isna la sheego in dadka rayidka ah gargaar laga hor istaago.3. Koonfurta Dalka Somalia oo la tilmaamay in qalalaaso dagaal iyo daryeelka Caafimaadka oo aan la gaarsiin dadka rayadka ah ka jiraan.4. Waqooyiga dalka Yemen oo qalalaaso iyo gargaar la’aan ay ka jirto.5. koofurta dalka Sudan ee Daafur oo ay ka jirto qalalaase, cuduro, iyo daryeel caafimaad la’aan haysata dadka rayidka ah.6. Dalka Sirilanka oo ay ka jirto in dad rayid ah ay ku xaniban yihiin goobo ay gargaar la’aan ku yihiin iyo wadamo kale oo aynan hay’adduhu aysan magacaabin.
|