|
Wednesday, 06 January 2010 |
QAABKA WAX LOOGU IIBSADO SAHAL
§ Garaac *888#, Geli Furaha (PIN).
§ Garaac 4 (Ku iibso).§ Geli Aqoonsiga Ganacsadaha (tusaale: 400001).§ Geli lacagta aad bixinayso, oo hubi.
QAABKA LACAG LOOGU DIRO QOF AAN AHAYN MACMIIL SAHAL § Garaac *888#, kadibna Geli Furaha (PIN)§ Garaac 2 (Lacag dirid)§ Garaac 2 (Macmiil kale)§ Garaac 1 (Xawilaad gudaha ah)§ Garaac 1 (Dir lacag)§ Geli Magaca qaataha oo saddexan§ Geli taleefoonka aad lacagta u dirayso oo hubi§ Geli Lacagta aad dirayso oo hubi.§ Geli 1 (Haa) haddii haraagaaga laga jarayo khidmada, Geli 2 (Maya) haddii laga jarayo lacagta gaaraysa qaataha. QAABKA LOO XANIBO XISAABTA SAHAL
§ Garaac *888#, Geli Furaha (PIN). § Garaac 7 (Maaraynta). § Garaac 4 (Wargelin mobile lumay).§ Geli mobile-ka lumay.§ Geli lambarka sirta ah(PIN) ee mobile-ka lumay.QAABKA LOO BEDELO LUQADDA.§ Garaac *888#, kadibna Geli Furaha (PIN).§ Garaac 7 (Maaraynta).§ Garaac 3 (Bedel Luuqadda).§ Geli 1 (Somali) ama 2 (English)SAHAL Service Haka harin Horumarka, lajaanqaad Teknolejiyada. SAHAL Service Haka harin Horumarka, lajaanqaad Teknolejiyada.SASAHAL Service |