|
LIISKA MAGACYADA WASIIRADA CUSUB IYO KUWII LA BEDELAY |
|
|
|
|
Friday, 05 March 2010 |
Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Somalia, Dr. C/raxman Maxamad Maxamud (Faroole) ayaa 1 Maarso 2010 isku shaandheyn ku sameeyey golaha Wasiirada tan iyo markii uu ku guulaystay doorashadii 8 January 2009.
Wasiirada qaarkood xilal cusub ayaa loo magacaabay, qaarna waa Wasiiro ku cusub Xukumadda iyada oo 8-Wasiir iyo ku-xigeeno oo xilka laga qaaday.
Magacyada xubnaha xusub ee Golaha wasiirada iyo ku xigeenada Gen. Yuusuf Axmed Kheyr Wasiirka Wasaarada Amniga & DDRCali Yuusuf Cali Xoosh Wasiir ku xigeenka Aminga iyo DDR Dr. Daa'uud Maxamed Cumar Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka CaalamigaProf. Cabdulqaadir Cabdi Xaashi Wasiiru dowlaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ahEng Cabdirisaaq Yuusuf Cilmi Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka CaalamigaWasiirka Dekedaha iyo Gadiidka Badda Siciid Maxamed RaageWasiir Ganacsiga iyo Wershadaha Xasan Faarax JaamacCabdi Maxamuud Maxamed Wasiir ku xigeenka ganacsiga Dr. Cali C/llaahi Warsame Wasiirka Wasaarada CaafimaadkaC. khaliif Xaaji Xasan Aw Axmed Wasiirka Cadaalada iyo Dhaqan celinta Cabdi Yaasiin Xirsi Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo D. HooseC/risaaq Maxamed Ismaaciil Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hooseCabdi Shakuur Mire Aadan Wasiirka Xigeen Wassaarada Howlaha Guud iyo GadiidkaCabdulqaadir Muuse Yuusuf Wasiirku xigeenka Wasaarada KalluumeysigaMaxamed Cabdulaahi Saalax Deer Wasiir ku xigeenka Wasaarada KalluumeysigaSaynab Ugaas Yaasiin Wasiirka ku xigeenka wasaarada Haweenka iyo QoyskaCali Axmed Gamuute Wasiir ku xigeenka W. WaxbarashadaCabdiqani Salaad Yuusuf Wasiir ku xigeenka Wasaaradda WarfaafintaMaxamuud Maxamed Sheekh Ibraahim Wasiir ku xigeenka Wasaarada beeraha iyo waraabka Sidoo kale waxaa Digreetada Madax weynaha lagu xusay wasiiradii laga qaaday xilalkoodii oo kala ahaa Wasiiradan:-1- Cabdulaahi Saciid Samatar. 2-C/risaaq Yaasiin Cabdule Geesood 3-C/llaahi Cali Xirsi 4-Faarax Aadan Dhalac 5-C/risaaq Xuseen Gaceyte 6-C/xakiin Faarax Cali 7-Dr Bashiir Cali Biixi 8-Xaliimo Maxamud Maxamad |