|
Thursday, 06 May 2010 |
Marketing Dept. LANDLINE FEATURES Halkan waxaan Macaamiisha Sharafta leh ugu soo gudbinaynaa features line-ka shirkada Golis lee yahay:
CallwaitingSi aad line-kaaga ugu samayso adeegan: Fadlan garaac *58#Sidee laysaga xiraa adeegan #58# Call forwardingSi aad line-kaaga ugu xawishaa Mobile-kaaga Gacanta fadlan raac habkan:v Active :*57*number-kaaga # Deactivete:#57#Ogaansha waqtigaFadlan garaac: #*32Wakeup timeSidee line-ka guriga ama xafiiska kuu yaal aad ugu buuxsan kartaa waqatiga aad rabto ee aad balanta leedahay:Fadlan garaa *55* iyo saacada aad rabto oo ah habka 24saac Tusaale: 1300# sidoo kale waxaa loo tirtiraa adeegan #55# Callback on busySidee kuu soo wici karaa line aad rabtey oo mashquul kaa noqday markale adiga:Fadlan garaac *59# marka line-ka la dhigo ayuu adiga ku soo wacayaa : THREE PARTY CONFRENCESidee loo isticmaalaa three party call And Mobile Conference v Fadlan garaac Number-ka aad rabo marka uu kaaqabto Hold-geli hadan midkale garaac isaguna markuu kaaqabto hold-geli hadana midkale garaac kadib taabo callcomferencev hadaad rabto in aad isticmaasho Landline three party call garaac numberkaad rabto kadib taabo carabka hadana garaac number kala hadana taabo carabka hadana taabo nubberka sadex saas waxaad ku helaysaa dhamaan dadkaad rabtay Call Trace Waxaa adeegaan isticmaali kartaa marka telefankaagu shaashad lahayn oo aad rabtid in aad ogaatid cida kusoo wacday waxaan aad usamaynaysaa sida soo socotav Riix carabka ama flashv Dabadeed garaac *33# Samaynta password-kaAdeegan waxaa isticmaali kara qofka landlinekiisu mopile garaaci karo waxuuna uu marayaa markuu samaysanayo password-ka sidan soo socda;v Taabo *77** New password*New password# Bedelidda Password-ka Markaad badalaysid password-ka telefankaaga waxaad maraysaa sidan soo socota;v *77*passwordkii hore*passwordka cusub*passwordka cusub# Xiridda iyo Furidda Password-kaXirid*54*2(Passwordkaagii)Furid#54*2(Password) # |