|
Sunday, 20 June 2010 |
 Bashiir Ahmed cali qandala, Mohamed Khaliifa Barre, Xaawo qandala, Abshiro Cabdulaahi Khaalid, Axmed nuur C/lahi khaalid, Cali Yusuf Faragaab, Ayaan Ciise Xuseen, Fahima Maxamuud Maxamed Aaden, Abshiro Qoofale, Maxamed Nuur Balac, Muuse Cali dhaban, Xarbi Xayir, Fardowso Cabdirashiid maxamed, Xamdi Xasan Xiniin, Fowsi Maxamuud Aadan, C/raxmaan Ibraahim Tarabi,
Dhamaan dadkaas oo kala jooga dalka iyo dibadiisa waxay tahniyad u diraayaan, Caruuska ( KHADAR AHMED ALI QANDALI IYO CANAB ADEN HASSAN IBRAAHIM WARMANJAALE) oo arooskoodu ka dhacay, magaalada qardho Taariikhdu markey ahayd17 06 2010, waxayna leeyihiin noqda labadii isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela amiin, aamin,
|