Home
Qodobada Wargeyska
News
Ra'yiga Dadweynaha
Job Vacancies
Sports
Suugaan
Casharo Diini ah
Tahniyado
Search
Contact Us
Tacsi
 
Tahniyado
Tacsi
View guestbook
Displaying 1 - 15 of 15 results Add new entry
Name Message
O.T.P
Bossaso
Posted at Sunday, 16 August 2009 17:14

Tacsi

Annagoo kala ah, dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Cabdullaahi Daahir Xaaji oo maalinimadii sabtida ahayd ee ku beegnayd 8/8/2009 ku geeriyooday Bosaso.

1. Maxamed Maxamuud Quluxiye

2. Maxamuud Ciise Yuusuf

3. Jaamac Cali Jaamac Shirwac

4. Ubax Xasan Maxamuud

5. Cabdulqaadir Cabdulaahi Shiikh Cumar

6. Maxamuud Xaaji Nuur

7. Cabdi Axmed Nuur Ilka case

8. Yuusuf Axmed Biraale

9. Maxamed Yaxye Cabdulle

10. Nasrudiin Maxamed Axmed Uur gub

11. Jaamac Ciise Yuusf Bari

12. Ismaaciil Maxamuud Ismaaciil

13. iyo guddiyada Xaafadaha Biyo kulule, abow, iyo buulo mingis

waxay laahay uga baryeynaa marxuumkaas, inuu ilaahay ka waraabiyo janadii fardowsa, qoyskii, eheladii, qaraabadii asxaabtii uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan ka siiyo

Amiin Amiin Amiin

marxuum C/llaahi Daahir Xaaji oo ka shaqeynayey Hay’ada UN- HABITAT ilaa 2006

wuxuuna dhashay 1957 wuxuuna ka tegey Shan Caruur ah 2 wiil iyo 3 gabdhood . iyo hooyadood, waxaana lagu aasay Bosaso marxuumkaas.

Waxayna tacsi u dirayaan shaqaalaha iyo qorayaasha Wargeyska Kaaha Bari, eheladiisii, qoyskiisi iyo saxiibadiis uu ka geeriyooday, waxayna ilaahay uga baryayaan in uu janadii geeyo, ehelkiisiina samir iyo ka siiyo.

Amiin Amiin Amiin
 
Tacsi
Bosaso
Posted at Sunday, 26 July 2009 00:26

Dr. Maxamd Xassan Barre, Prof. Khaliif Maxamed Barre, Eng. C/llaahi Axmed Muuse Eng. C/llaahi Axmed Cabdi, Maxamed Mire Axmed, Eng. Cabdi Faarax Ciise, Faarax Xaaji Mire, Col. Bashiir X. Cali Salaad, Duuliye Sare Khaliif Ciise Mudan Jamac Salaad Ciise iyo Nadiifo Xassan Barre,

Dhamaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum C/llaahi Maxamed Cali (Naaje) oo 20 July 2009 lu geeriyooday magaalada Qardho, waxyana ilaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo ehelkisana samir iyo iiman ka siiyo


Amiin Amiin Amiin
 
Tacsi
U,A,E
Posted at Saturday, 14 March 2009 00:47

Eng. M Jaamac Yuusuf Cali

Boos,

Maxamad Macallin Daahir Cali

Boos, iyo Maxamad Macallin Siciid Cali Boos,

iyagoo ku hadlaya Magaca qoyska Reer Cali Boos

Kana tiiraanyeysan Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Marxuumad Raaxo Yuusuf Boqor Maalintii khamiista 05/03/09 Degmada Qardho. Waxay u dirayaan tacsi tiiraanya leh:



1. Dhamaan Qoysaska Reer Boqor.

2. Gabdhaha ilma Cali Boos (Faadumo, Ruqiyo, Warsan) iyo carruurtooda.

3. Ilma Maxamed Axmad Cali Boos oo kala ah : Cawil, Axmad C/rizaaq, Yuusuf, Khaalid iyo Cali oo ku sugan U.A.E



Innaa lillaahi Wa innaa ileyhi Raajicuun
 
Farah ilaaq
Qaahira
Posted at Saturday, 21 February 2009 23:59
Faarax Ciise Ilaaq
Cali Islaan Xaaji Yuusuf
Cabdi Mahmoud (cabdi shaarub)
Mohamed Khaliif Mohamed
C/qadir C/weli Maxamed,
iyo Guud ahaan Jaaliyada Reer p/land ee ku nool Dalka masar, Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Alle ha u naxariistee Marxuum Axmed Salaad Axmed oo ku geeriyoooday Qardho Taariikhdu markey ahayd 22/02/2009,waxayna alle uga baryaayaan marxuumkaasi in janatul firdowsa uu rabbi ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan alle ka siiyo

Aamiin Aamiin Aamiin..
 
Moh
Bosaso
Posted at Saturday, 07 February 2009 16:36

1. Caaqil Bashiir Ducaale Cabdicade

2. Cabdi raxmaan Maxamuud Jaamac

3. Maxamuud Maxamed Xassan – Isdeldel

4. Cige Xaaji Cali Muuse

5. Axmed Maxamuud Noor Jibriil

6. Siciid Cabdulaahi Ducaale

7. Buraale Maxamuud Xassan

8. Cabdi rashiid Yuusuf Dhidar

9. Axmed Bashiir Ducaale

10. Ismaaciil Ibraahim Xassan – Saajin

11. Salaaxudiin Xassan Ismaaciil

12. Ducaale Axmed Bashiir

13. Cabdi Cumar Dhahar

14. Maxamed Siciid Bidaar
Waxaan tacsi u diraynaa eheladuu u ifka kaga tegay Alla ha u Naxriiste Marxuum Axmed Saalax Xiddig oo ku geeriyodday Magaalada Ceerigaabo habeenimadii talaadada ee 02/Feb. 2009.

Dhamaantood waxay ilaahay uga baryayaan Qoyskii u ka tegey in ilaahay samir iyo iman ka siiyo isagiiina janada geeyo AMIIN AMIIN AMIIN

Tariikhda Marxuumka :



ù 1928 horaantii wuxuu ku dhashay gobolka Sanaag agagaarka Degmada Ceerigaabo

ù 1946-1964 waxaa uu ahaa horseedihii SYL (Xoghayaha Guud) (Secretary General) SYL ee deegaanadda- Degmada Ceerigaabo

ù wuxuu si weyn uga qeyb qaatay halgankii gobanimo doonka somaliyeed

ù 1960 wuxuu u tartamey mudanayaashi barlamaanka (Parliamentary)

ù mudadii ka danbesay wuxuu ahaa ganacsade

ù wuxuu ka mid ahaa Ragii sida weyn Uga biya Diidey Siyaasadii kacaanka ee lagu baabiyey Dastuurka Qarankii, dalka debediisana ku maqna 1970-1981

ù wuxuu ka mid ahaa odayaashi horseedka ka aha nabad gelyada soo celinta iyo xasiloonida xilligii dagaaladda Sokeeye ee Gobolka Sanaag

ù wuxuu ahaa nin caan ah oo si weyn looga yaqaan gobolka Sanaag iyo goboladda waqooyiba

ù wuxuuu ifka kaga tagey 30 qof wuxuu dhalay iyo waxay siii dhaleen

 
Siciid Axmed Max,ed Cali (Qardhood)
India
Posted at Sunday, 25 January 2009 12:59
Tacsi
Inaa lilaahi Wa inaa ilahay Rajicuun
Kulu Nafsin Da'iqatil Mowt


1.Siciid ahmed maxamed ali (Qardhood)
2.Maxamud Ciise Canjeelo
3.Faarax cismaan Yusuf
4.Bashir ali Yare
5.Keenadiid cali jamac
6.C/risaaq maxamed xasan
7.C/rashiid ciise abshir
8.Maxamed cabdi maxamed
9.Xasan abdi nuur
10.C/risaq maxamed ali
11.Maxamed c/risaaq aloore
12.Muuse Cabdi geele
13.Maxamed siciid ali
14.C/risaaq ismacil jamac
15.C/fataax xudayi
16.Ahmed khalid ali
17.Mowlid Bashir ahmed
18.C/risaq Aar Yare
19.Johro gantal
20.Caasho qaali Kabacad
21.Fartuun maxamed khalid

Dhamaan Dadkaasi waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaan Qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Dalka Malezia Marxuum C/khadar C/laahi Siciid, taariikhdu markey ahayd 23/01/2009, dhamaan dadkaasi waxay leeyihiin Marxuumkaasi Janadii Alle haka Waraabiyo, Dadkii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan alle haka siiyo

Aamiin Aamiin Aamiin
 
انا لله وانا اليه راجعون
Bosaso
Posted at Wednesday, 17 December 2008 22:40
Prof. Khaliif Maxamed Barre
Eng. Cabbaas Siciid Jibriil,
Dr. Ciisa Yuusuf Maxamud,
Dr. Maxamed Abshir cumar Dr. Yuusuf Jibriil Carris
Dr. Abshir Maxamed Shiikh C/laahi Khaalid Maxamuud maxamed (Cadceed)
Aamina Axmed shire Geerida ku timi Dr Ciise Axmed Xaaji oo ku geeriyooday Dubai 11/12/2008

Waxayna ugu baryayaan in ilaahey janatu firdowsa geeyo, ehelkiisina samir iyo imaan ka siiyo AMIIN AMIIN AMIIN
 
c/sataar c.laahi jaamac
cario
Posted at Tuesday, 16 December 2008 02:51
jaamac gaataa
qaahira
c/xakiin cali maxamuud(gooni) c/sataar c.laahi jaamac ,c.rixmaan maxmad cumar(guray),maxamad khaliif(barfasoorka)cal cabulaahi saciid(calbashaa),cabdi rasaaq xasan maxamad(sanka) cabdalah daahir cilmi cabdirimaax cusaamn cuma , maxamuud maxamd dhaanto cabdu wali siicid bare(bakalay),cabi casiis cal maxamuud(faadhig).cabdi xakiin maxamad ibraahim .cadulaqaadir aadn ciye.cadi fataax axmad dimcad c/qaadir faarax xirsi(ayaanle) cadi muuse , shiikh xamse..cali islaan..shikh jimcale

dhaaman dakakor ku xusan iyo jaliyda buntoland oo ku dhaqan qaahira iyo uruka ardayda puntlaand,waxaay tacsi tiiranyo leh u diraayaan qoyskii iyo ehladii ukatagay marxum dr/ciise dheere, ilahayna waxaay og baryay gantau fardowosa ilaahy ka waraabiyo ...aamin...aamiin ...aamiin
 
abdi sataar abulaahi jaamac gaataa
qaahira
Posted at Tuesday, 16 December 2008 02:46
c/xaloon cali maxamuud(gooni) c/sataar c.laahi jaamac ,c.rixmaan maxmad cumar(guray),maxamad khaliif(barfasoorka)cal cabulaahi saciid(calbashaa),cabdi rasaaq xasan maxamad(sanka) cabdalah daahir cilmi cabdirimaax cusaamn cuma , maxamuud maxamd dhaanto cabdu wali siicid bare(bakalay),cabi casiis cal maxamuud(faadhig).cabdi xakiin maxamad ibraahim .cadulaqaadir aadn ciye.cadi fataax axmad dimcad c/qaadir faarax xirsi(ayaanle) cadi muuse , shiikh xamse

dhaaman dakakor ku xusan iyo jaliyda buntoland oo ku dhaqan qaahira waxaay tacsi tiiranyo leh u diraayaan qoyskii ukatagay marxum dr/ciise dheere, ilahayna waxaay og baryay gantau fardowsa in uu masiirkiiska dhigo ...aamin
inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun...
 
Prof. Farjac
...
Posted at Sunday, 09 November 2008 14:15
Dr. Maxamed Farax Salax Pezzo iyo qoyskiisa
Mussa xaji Sacid Abees iyo qoyskiisa
Dr. Cabdilaahi Ciise Aw Cali iyo qoyskiisa
Faduma Cusman Fiduciarie
Maxamed Heryo Yare
Haweya Mire Xaji Saciid
Warsan Cabdi Cadhood iyo Qoyskeeda
Dr. Shirwac Maxamud jamac Afballar iyo qoyskiisa
Axmed Moallin Mohamed iyo qoyskiisa
Maxamud Khurshe iyo qoyskiisa
Abdulqadir Macallin Maxamed
Maryan Cusman Saciid Dhuxul M. Curubo (iyo caruurteeda)
General Axmed Ismaaciil Cali Shamal (Shandaqiiqo)
Xaaji Cismaan Saciid (Beeldaaje) iyo qoyskiisa
Shekh Anwar Maxamed Warsame
Ayaanle Salax
Barkhad Timir
Bashiir Max amed Xaaji Cumar Gaab
Cabdifataax Maxamuud. Cabdi Askari)
Cabdikariim Cabdiraxmaan Geyre
Cabdikarin cabdiraxman Geyre iyo qoyskiisa
Cabdinaasir Maxamed Xaaji
Cabdullahi Maxamed xaji Abees
Dr. Cabdirizaq Cali Ismaciil Cali Fadhako
Nur Ismacil Cali Shamal
Cabdirashiid Cabdullaahi Xaaji Maxamed
Eng. Cabdirashid Cumar Sanweyne
Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil Dawaarik
Cabdirizaq Shekh Nur
Xawa Maxamed Xaji Cali Xared iyo Qoyskeeda
Cabdikarin Cabdiraxman Gheire
Sacdiya Guled Cabdulle M. Ereg
Shukri Cali Ashigur
Shariifp Ali Ashigur
Nasra Ismail Ashigur
Abdikarin Jamac Joje
Murwo Ismail Ashigur
Daruro Ismail Ashigur
Maryan Ali Ashigur
Nur Ismacil Ashigur
Darod ismacil
Maxamed Cusman
Cali Ashigur
Cabdishakur Mire Aden
Cabdullaahi Ciid Cismaan
Cabdulqadir Shekh Nur
Cali Xaaji Cismaan Beeldaaje
Ciid Shibbiin iyo qoyskiisa
Col. Abdifatax Askari
Col. Maxamed Cumar Ciise
Dahabo Maxamed Saciid
Dhammaan Ilma Mire Xaji Saciid iyo qoysaskooda
Dr. Axmed Hiirad Maxamed
Dr. Cabdi Cabdiraxmaan Xasan Ajka
Dr. Cabdirizaq Hirad Maxamed iyo qoyskiisa
Dr. Cumar Cartan Saalax iyo qoyskiisa
Dr. Dalmar Cali Maxamed Ciise iyo qoyskiisa
Dr. Farax Cali Shire iyo Dhamaan ila Cali Shire Afballaar
Dr. Fowsi Ciise Maxamed Muuse iyo qoyskiisa
Dr. Mahad Cabdullaahi Faarax iyo qoyskiisa
Dr. Maxamed Ismaacil Xaaji Maxamed (Siibad) iyo qoyskiisa
Dr. Sharmaarke Maxamed Muuse iyo qoyskiisa
Dr. Yusuf Qandala iyo qoyskiisa
Dr. Shirwac Maxamud Afballar iyo qoyskiisa
Dr.Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Geyre iyo qoyskiisa
Dr.Maxamed Saalax Cismaan iyo qoyskiisa
Dr. Nicolas Maxamed Ismacil Ashigur iyo qoyskiisa
Drs. Hodon Maxamed Xaaji iyo caruurteeda
Drs. Jamila Said Salad
Drs Idil M. Afballar iyo caruurteeda
Drs. Rodo Hirad maxamed
Drs Fawzia Hirad maxamed iyo caruurteeda
Eng. Abdisalan Hirad Maxamed
Eng. Bootaan Mire Qawaar
Eng. Cabdikariim Nuur Muuse
Eng. Maxamed cabdirizaq Sagac
Faaduma Muuse Xaaji
Faysal Cismaan Xaaji Maxamuud iyo qoyskiisa
Qoraa Guure Unlaye
Ismaaciil Mire Xaaji Saciid
Jamiila Maxamed Xaaji
Jibril Cumar
Ibrahim Beldaje
Maxamed Yusuf Dhere
Bashir Maxamud cali Yare
Zamzam Xaji Maxamed Cali Xareed
Ayan Ladane
Casha Saleban Camir
Farxiya Saleban Camir
Axmed Saleban Camir
Maryan Cabdiraxmaan Xasan
Maryan Cartan
Maxamed Bile Cali Wagad
Maxamed Cawad
Maxamed Cawed Xaaji-Muumn,
Maxamed Ciise Biin
Maxamed Hirad maxamed
Maxamed Xaaji Cumar Gaab
Maxamed Yuusuf Cali Heeryo
Maxamed Siigaale
Maxamed Cilmi Dhere
Maxamuud Maxamed Khuurshe
Maxamuud Maxamed Xasan (Gurey) iyo dhamaan reer Maxamed Xassan
Maxamuud Sh. Nuur iyo qoyskiisa
Nasra Hirad Maxamed iyo Caruurteeda
Nasro Ismaaciil Aashiguur iyo caruurteeda
Nuur Cabdulaahi Saalax Deer
Pasquale Cusman Fiduciarie
Sahra Muuse Qoobey
Shamsa Cabdiraxman xasan
Wadanka: virginia usa
Warsan Maxamuud Cali
Bayax Cabdi Jamac iyo qoyskiisa
Faduma Abdi Jamac
Sahra Abdi Jamac
Jamila Abdi Jamac
Ayan Cali Fanax
Madino Sacid Gheyre
Naado Yusuf Cali
Dhammo Maxamud
Liban A. Jamac
Nadiifo Maxamed Afey
Maxamed cali Jamac Shiddo
Ubax Cabdi Axmed
Maxamud Fahiye
Maxamed Ciise Faahiye
Maxamud Ismacil Ashigur Bulbul
Xalima Warsame Cusman Fiidsade
Xamdi Maxamud Carey
Shukri Cabdi Axmed
Madino Samantar Guhaad
Nur Ismacil Ashigur iyo qoyskiisa
Musse cabdi Jamac
Jamila Xaji Axmed
Faduma Nur Guhad
Xamdi Maxamed Carey
Axmed Cali Shire
Maxamed Saciid Musse Baribari
Aden A. Jamac Kalajaban
Xalima Warsame Cusman
Xawa Maxamed Sacid
Ayan cali farax iyo qoyskiisa
Maxamed Farjac
Farxiya Cusman Saciid Dhuxul
Ubax Cusman Saciid Dhuxul
Fellis Cusman Saciid Dhuxul
Kiin Cusman Saciid Dhuxul
Faduma Calisalebaaney
Elyas Farjac
Faysal Omar Farjac
Jennifer Omar Farjac
Amin Farjac
Jibril Farjac
Fawzia Farjac iyo caruurteeda
Jeramy Farjac iyo qoysykiisa
Maxamed Farjac iyo qoyskiisa

dadka hoos ku xusan waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyska uu ka tagay Marxuum Xaaji Xiddig Xaji Farax waxay rabbi uga baryayaan in uu jannadii ka waraabiyo. "Kulli nafsi Daaiqatul mawt".

Aamiin Aamiin
 
Ardayda dhigata mac-had
Bosaso
Posted at Sunday, 09 November 2008 14:06
Ardayda dhigata mac-hadka culuumta caafimaadka ee Bosaso P/land, sannadka labaad, waxay tacsi u dirayaan, anfaal xidig xaaji faarax, oo la dhigata mac-hadka, iyo qoyskooda, geeridii ku timid aabaheed, xidig xaaji faarax oo ku geeriyooday dalka malesia 30 octobar 2008


Waxayna ilaahey uga baryayaan, in uu samir iyo imaan ka siiyo, isagana janadii geeyo

Amiin Amiin amiin amiin

 
c/sataar c/laahi jaamac
qaahira
Posted at Friday, 07 November 2008 21:30
c/sataar c/laahi jaamac ,maxamad khalif bare(borfasoorka},c/fataax axmad dimacad,c/rixmaan cismaancumar,c/laahi daahir cilmi c/rasaaq xasan maxamad(sandheere)cali c/laahi siciid(calibaasha) maxamuud daahir siciid,c/rixmaan maxamad ciise(caato)c/xakiin maxamad ibraahim (xudaye),aboukar cumar salaad,c/qaadir aadan ciye,c/shakuur faraax(juwa)c/xakiin cali maxamuud(gooni),c/wali siciid bari,c/casiis cali maxamuud(faadhig).
DHamaan dakaasi waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U dirayaa Qoyskii iyo Eheladii uu ka Geeriyooday Marxuum cabdirasaaq celmi sugule oo ku Geeriyooday qardho Taariikhdu markay ahayd 05/11/2008,

Waxayna leeyahiin Dhamaan Samir iyo IImaan alle ha inaga Siiyo, Isagiina Janadii Firdowsa allaha hauga dhigo hoygiisa,
Aamiin Aamiin Aamiin

c/sataar c/laahi jaamac
qaahira eygpt
ilaahay ha u naxar
 
tacsi
qaahira
Posted at Friday, 07 November 2008 21:25
c/sataar c/laahi jaamac ,maxamad khalif(borfasoorka},c/fataax axmad dimacad,c/rixmaan cismaancumar,c/laahi daahir cilmi c/rasaaq xasan maxamad(sandheere)cali c/laahi siciid(calibaasha) maxamuud daahir siciid,c/rixmaan maxamad ciise(caato)c/xakiin maxamad ibraahim (xudaye),aboukar cumar salaad,c/qaadir aadan ciye,c/shakuur faraax(juwa)c/xakiin cali maxamuud(gooni),c/wali siciid bari,c/casiis cali maxamuud(faadhig).
DHamaan Tacsi Tiiraanyo Leh U dirayaa Qoyskii iyo Eheladii uu ka Geeriyooday Marxuum cabdirasaaq celmi sugule oo ku Geeriyooday qardho Taariikhdu markay ahayd 30/11/2008,

Waxayna leeyahiin Dhamaan Samir iyo IImaan alle ha inaga Siiyo, Isagiina Janadii Firdowsa allaha hauga dhigo hoygiisa,
Aamiin Aamiin Aamiin

c/sataar c/laahi jaamac
qaahira eygpt
ilaahay ha u naxariisto
 
Ahmed Yousuf Gallan
Islamabad Pakistan
Posted at Sunday, 02 November 2008 11:44
Dr khaliif Bille Mahamoud,Ali Ahmed (Cali dhoof), Ali sheikh (Cali safarad), Ahmed Yousuf Gallan, Saeed cabdi Casiis (Digfeer),
Abdifatax Mahamed(Rizooti),
Ahmed Mahaoud Lanmo,Mahamed Nuur (Kuluu), Mahamed Baashi salax deer,
Saeed Mahamoud Ahmed, (Farajar)
Bashiir dheeliye, Abdi ahamed khuurse, Ismaciil cali Artan, Mahamoud Aadan Ahmed (Sanwayne), AbdiRizaaq Abdulqaadir Daahir, Abdirizaaq Nuur Yousuf (Carays),
Barkhad Cartan, Mahamed cabdulahi Jama,
Cabdicaziiz A/laahi Hogato,
Khadra Hassan Mahad,
Aasha Afbalaar,
Ahmed Ali Artan (shiino), Abshir Salaad Ciise Rooble,
C/risaaq C/Rahmaan (Surad), Ahmed Qalbi, Burhaan Mahamoud (Qureex),

DHamaan Tacsi Tiiraanyo Leh U dirayaa Qoyskii iyo Eheladii uu ka Geeriyooday Marxuum Xidig xaaji Farah oo ku Geeriyooday Malezia Taariikhdu markay ahayd 30/1/2008,

Waxayna leeyahiin Dhamaan Samir iyo IImaan alle ha inaga Siiyo, Isagiina Janadii Firdowsa allaha uga dhigo Fadhi,
Aamiin Aamiin Aamiin
 
fysal
somalia
Posted at Saturday, 20 September 2008 23:09
ilaahay ha u naxariisto..
 

<< Start < Prev 1 Next > End >>
Free counter and web stats